Birr (lacag)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Birr)
Birr (lacag) | |||
---|---|---|---|
| |||
ISO 4217 fure | ETB
| ||
Bankiga dhexe | National Bank of Ethiopia | ||
Website | [http://www.nbe.gov.et www.nbe.gov.et] | ||
Adeegsade | Ethiopia | ||
Sicir barar | 8%[1] July 2013 | ||
Ilaha warbixinta | The World Factbook, 2008 est. | ||
Qaybaha | |||
1/100 | santim | ||
Sumad | Br (Latin Script) ብር (Ethiopic Script) | ||
1, 5, 10, 25, 50 santim; 1 Birr | |||
1, 5, 10, 50, 100 birr |
Birr (Af Amxaari : ብር) waa lacagta sharciga ah ee wadanka Itoobiya. Wixii ka horeeyay sanadkii 1976, wadanka Itoobiya waxaa laga isticmaali jirey lacagta dollarka taasi oo markii dambe lagu bedelay birrta aan maanta naqaano. [2]
Sida ay sheegtay Bankiga Dhexe Itoobiya lacagta birrta dowladu soo daabacday guud ahaan ilaa sanadkii 2008da waxay ahayd 186 billion birr; taasi oo u dhiganta ilaa $14.7 billion ama €9.97 billion).[3]
Hordhac
Lacagta birrtu waa lacagta dowliga ah ee wadanka Itoobiya.[4] Birr waa lacagta laga isticmaalo wadanka Itoobiya, waxaayna ka mid tahay lacaga ugu qiimaha badan gobolka Geeska Afrika.
-
Birr
Shilimaanta
5 Santims | |
---|---|
File:5 Santim (Ethiopia).jpg | |
Obverse: Ethiopian lion head, year and country name. | Reverse: Vega bond Hunter and face value. |
5 santims were made of two metals, Brass (1969 only) and steel coated with Nickle (1996-). This particular coin is made of Brass (1969). Coins made of steel are magnetic and the lion head is bigger. |
Linkiga Caddaynta
- Heiko Otto (ed.). http://www.bis-ans-ende-der-welt.net/Aethiopien-B-En.htm. Soo qaatay 2016-12-01. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) (Ingiriisi)
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ [1]
- ↑ Linzmayer, Owen. "Ethiopia". www.BanknoteNews.com http://www.banknotebook.com. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Nachthund (2007-01-07). "Nuqul Archive". Nachthund.biz. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-03-01. Soo qaatay 2007-01-19. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2 May 2009. Soo qaatay 2 May 2009. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)