Maanta oo Jamca ahayd ayaa laga iiday, meela badan oo dunida islaamka ka mida, iyo sidoo kale wadama badan oo ay Muslimiintu ku dhaqan yihiin.
Australia ayaa ka mida wadamada musliintu ay ciideen Jamcada, iyadoo uu ku dhawaaqay Muftiga Guud ee Muslimiinta Wadanka Australia, in Khamiistii 14 June, 2018, ay tahay maalintii oogu danbaysay ee bisha barakaysan ee Ramadaan, Jamcada xigtana 15 June, 2018 ay tahay maalin ciida.
Sheikh Maxamed Xuseen Weheliye - oo ree Sydney ah - ayaa dadka salaada ciida tukiyay, isagoo khudbad dadka taabatay, oo luqada carabiga ku baxaysayna, uu jeediyay salaada ciida kadib.
Halkaan ka eeg qaar ka mida muuqaalada Ciida, Garoonka Xaafada Flemington., in
Source: Mohamed Madar
Source: Mohamed Madar
Source: Mohamed Madar
Source: Mohamed Madar