Botswana
Appearance
Coordinates: 24°39.5′S 25°54.5′E / 24.6583°S 25.9083°E
Jamhuuriyada Botswana Lefatshe la Botswana (Af-Tswana) Republic of Botswana (Af-Ingiriis) |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Afrika | |||||
Astaanta Calanka Fatshe leno la rona Dalkaan Waa keena |
||||||
Caasimada | Gaborone | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Ingiriis, Tsawana | |||||
Jamhuuriyad Baarlamaani | ||||||
- | Biyo (%) | 2.5 | ||||
Wakhtiga | +2 |
Botswana waa dal aan bad laheyn oo ku yaala Qaarada Afrika Qeybteeda Koofureed. Dadka u dhashay Botswana waxaa lagu magacaabaa "Botswana", Dalkaan waxaa gumeystay Ingiriiska waxeyna Xornimadeeda qaadatay 30 September 1966. waxey xaduud la leedahay Koonfur Afrika dhinaca koofur iyo Koofur bari, Namibie dhinaca Galbeed iyo Waqooyigaba, Zimbabawe dhinaca Waqooyibari, iyadoo meel yar kal kulanta Saambiya.