Buuraha Oogo
Buuraha Oogo | |
---|---|
Meesha ugu sareeysa | |
Halka ugu sareysa | Shimbiris |
Jooga | 2,450 m (8,040 ft) |
Baaxada | P2660 |
Kala sooca | P2659 |
Juquraafi | |
Somalia | |
Degmooyinka | Sanaag Togdheer |
Silsilada Buuraha Oogo (Af Ingiriis : Ogo Mountains) sidoo kale loo yaqaano Buuroleyda Galgodon, waa deegaan buuroley ah oo dhaca Waqooyiga Soomaaliya. Silsilada buurahan waxay dhex maraan gobolada Sanaag iyo Togdheer; kuwaasi oo meesha ugu dheer gaadhayso ilaa 2,450 mitir (8,038 ft). Intaas waxaa dheer, guud ahaan juquraafiga deegaanka silsiladani dhexqaado waa mid qalalan oo u dhow lamadegaan la mood.
Qaabdhismeedka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Silsilada buuraha Oogo waa kuwo dhaca deegaan joogiisu sareeyo kaasi oo ku kooban waqooyiga wadanka Soomaaliya. Deegaankani wuxuu leeyahay cimilada deegaanada jooga sare leh ee Aasiya oo kale. Waxaa deegaankan aad ugu qaab dhow yahay Lamadegaan la mood.
Cimilada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Iskucelceliska heerkulka sanadkii ee silsilada buuraha Oogo waa 20 to 26 °C (68 to 79 °F). Roobku wuxuu si fiican u da'aa bisha Maarso, halka ugu yar yahay bisha Ogosto. Isku celcelis waxaa sanadkii ka da'a deegaankaasi roob dhan 500-700 mm.
Faahfaahin Cimilada Gudaado (10°44'03.3"N 47°13'56.6"E) | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 19.5 (67.1) |
21.4 (70.5) |
21.7 (71.1) |
22.3 (72.1) |
22.8 (73.0) |
22.0 (71.6) |
21.6 (70.9) |
21.9 (71.4) |
21.4 (70.5) |
21.0 (69.8) |
19.9 (67.8) |
18.7 (65.7) |
21.18 (70.13) |
Maalinle °C (°F) | 11.6 (52.9) |
13.3 (55.9) |
14.1 (57.4) |
15.4 (59.7) |
16.5 (61.7) |
16.6 (61.9) |
16.7 (62.1) |
16.8 (62.2) |
15.8 (60.4) |
14.1 (57.4) |
12.5 (54.5) |
11.4 (52.5) |
14.57 (58.22) |
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 3.7 (38.7) |
5.2 (41.4) |
6.5 (43.7) |
8.6 (47.5) |
10.2 (50.4) |
11.3 (52.3) |
11.9 (53.4) |
11.7 (53.1) |
10.3 (50.5) |
7.2 (45.0) |
5.2 (41.4) |
4.1 (39.4) |
7.99 (46.39) |
Roobka mm (Faraha) | 18 (0.71) |
17 (0.67) |
39 (1.54) |
53 (2.09) |
84 (3.31) |
56 (2.2) |
20 (0.79) |
55 (2.17) |
103 (4.06) |
16 (0.63) |
17 (0.67) |
4 (0.16) |
482 (18.98) |
Source: Climate Data [1] |
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Climate Data. Climate Data http://en.climate-data.org/location/644814/. Soo qaatay 2012-04-09. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
- . Encyclopaedia Britannica http://www.britannica.com/EBchecked/topic/223969/Galgodon-Highlands. Soo qaatay 25 June 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- "Nuqul Archive". Happy Tours. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Lixaad 2013. Soo qaatay 13 June 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)