Hubeer
Appearance
Beesha Hubeer wa qabiil katirsan beelaha D&M ee Soomaliyeed. Waxayna ku abtirsataa beesha Ali Yaabuur Samaale. Beesha waxa degaan ahan oo lagu yaqana goboladda laysku yirahdo Koonfur Galbeed Somalia iyo ""Jubaland"" .Beesha Hubeer oo beeraley, aqoonyahano iyo xoolo dhaqato u badan balse waxaa kale ee beeshu leedahay xirfado kale ee ganacsiyadeed oo ay noloshoodu ku mareyan melkasta oo ay ka degan yihin gudaha dalka Soomaaliya.
Abd Al Muttalib Abu Tabil Aqiil Hiil Samaale Yaabuur Ali Hubeer
Hubeer waxuu u kala baxaa 4 oo kala ah:- Hayaame Haraa Gaalbiyeed Huliye
Hayaame oo ah curudka Hubeer waxuu ukala baxaa 2.
- sarmaanle
- Baroole
- Sarmaanle waxuu usii kala baxaa 5 oo kala ah:-
- Labo Nuur guri iyo birkaan giri
- Sadex gamaas (reer awoow, reer shanle igo reer awle
- Baroole waxuu usii kala baxaa labo oo kala ah:-
- Reer macalin iyo Gamaasaraad
Haraa waxuu ukala baxaa 4 oo kala ah:-
- Garwaale
- Reer ware
- Reer aalin
- Nin koole
Gaalbiyeed waxuu ukala baxaa 3 oo kala ah:-
- Abdi fale
- Aliyow birkaan
- Awriinle
Huliye oo ah yaraanka waxuu ukala baxaa 2 oo kala ah:-
- Ree reeji
- Iyaanle
- Re reejii waxuu usi kala baxaa:-
- hartiyow iyo Umurow
Reer hartiyow waxuu usii kala baxaa
- Beri hartiyow
- Cabdalla hartiyow oo loo yaqaan (Hareed)
- Iyaanle waxuu usi kala baxaa 8 oo kala ah:4 Culimo iyo 4 alan gumeed
- afarta culumada waxay kalayihiin (Usmaan Foge,Usmaan Nuure,Eedin Karkaar iyo Amadyiro Sheekhey.
- afarta Alan gumeed(reer aw Duurow,
- Hurgume