Jump to content

Nuur Dugle

Ka Wikipedia

Nuur Dugle waa tuulo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Cadale, waxeyna Xamar u jirtaa 210km dhinaca Bari. Tuuladaan waa tuulo qadiimi ah oo mar dhow degmo loo aqoonsan doono ah. Waxaa dago beesha Kabaale oo ka mid ah beesha Abgaal. Wuxuu u dhowyahay tuulayaasha Cadaan Laxeey oo Bari ka xigo iyo tuulada Maxaa Siciid oo Koonfur ka xigo.