Soocad Xusni
Appearance
Soocad Xusni | |
---|---|
Magaca Saxda | سُعاد حسني |
Ku dhashay | Qaahiro, Masar | 26 Janaayo 1943
Dhimasho | 21. Juun 2001 London | (da'da 58jir)
Sanadaha Shaqada | 1959–1991 |
Qaraabada | Nagat El-Sagheera |
Soocad Xusni (Af Carabi : ar, pronounced [soˈʕæːd ˈħosni]; 26 Janaayo 1943[1] – 21 Juun 2001) waxay ahayd atariisho Masar ah[2] Waxaa loo yaqaanay "Cinderella shineemada Masar" iyo mid ka mid ah atariishooyinka ugu saameynta badan Bariga Dhexe iyo Carabta.[3] Waxay kor u kacday xiddignimada dhammaadkii 1950-meeyadii, iyada oo ka soo muuqatay in ka badan 83 filim intii u dhaxaysay 1959 iyo 1991 iyada oo haysata 9 filim oo ku jira 100 filim ee ugu weyn taariikhda shineemada Masar. Muuqaalkeedii ugu dambeeyay wuxuu ahaa filimkii 1991, The Shepherd and the Women, oo uu hagayay ninkeedii hore.[4]
Filim
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanad | Magac |
---|---|
1959 | Hassan and Na'ima |
1960 | The Girls in Summer |
1960 | Money and Women |
1960 | Gharamyat Emra'a |
1960 | Salast Regaal W Emra'a |
1960 | Esha'et Hob |
1961 | Mafish Tafahom |
1961 | El-Do' el-Khaft |
1961 | Talat rijal wa emraa |
1961 | Lemaza A'aish |
1961 | Ishayat hub |
1961 | He talata |
1961 | El-Saferia Aziza |
1961 | El-Sabaa' Banaat |
1961 | A'az El-Habayeb |
1961 | Haa' 3 |
1962 | Mn Gheir Me'aad |
1962 | Seraa' Maa' el-Malaa'eka |
1962 | Ghosn el-Zaytoon |
1962 | El-Ashkyaa' el-Talata |
1962 | Appointment at the Tower |
1962 | Mafish Tafahom |
1963 | Shaa'awet Banaat |
1963 | Aylet Zizi |
1963 | El-garema el-Dahka |
1963 | Ser el-Hareba |
1963 | El-Saheira el-Saghera |
1964 | Al-Tareek |
1964 | Hekayt Gawaz |
1964 | The Game of Love and Marriage |
1964 | El-Ozab el-Talata |
1964 | The Groom Arrives Tomorrow |
1964 | Awwel Hob |
1964 | El-Morahkan |
1964 | The Search |
1965 | For Men Only |
1966 | Fares Bani Hemdan |
1966 | Sha't el-Talaba |
1966 | Too Young To Love |
1966 | Mabka el-Oshak |
1966 | Leilet el-Zefaf |
1966 | His Excellency, The Ambassador |
1966 | El-Talta Yhbonha |
1966 | El-Moghamroon el-Talta |
1966 | Shaa'awet Regala |
1966 | Cairo 30 |
1967 | The Second Wife |
1967 | Shabab Magnon Gdn |
1967 | El-Lekaa' el-Thani |
1967 | El-Set el-Nazra |
1968 | The Student and the Teacher |
1968 | Marriage the Modern Way |
1968 | Nar el-Hob |
1968 | Helwa we Sha'ia |
1968 | The Tale of Three Girls |
1968 | Hawaa' we el-Kerd |
1968 | Baba Ayez Keda |
1969 | Something of Torment |
1969 | Fatat el-esta'rad |
1969 | Nadia |
1969 | The Well of Deprivation |
1970 | Sunset and Sunrise |
1970 | El-Hob el-Daa'ea' |
1971 | The Choice |
1971 | My Wife and the Dog |
1972 | One day, the Nile |
1972 | El-Khoof |
1972 | Watch Out for ZouZou |
1973 | Strangers |
1973 | El-Hob elazi kan |
1974 | Ayna Akli |
1974 | Amira...My Love |
1975 | Whom Should We Shoot? |
1975 | Karnak |
1979 | El-Motwhesha |
1979 | Shafika and Metwali |
1981 | Al Qadisiyya |
1981 | The Suspect |
1981 | A Dinner Date |
1981 | People on the Top |
1982 | Ghareeb fi Baity |
1983 | Love in a Jail Cell |
1984 | Afghanistan Lemaza |
1986 | The Bird of the East |
1986 | The Hunger |
1988 | The 3rd Class |
1991 | The Shepherd and the Women |
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ http://souad.banouta.net/t333-topic. Soo qaatay 31 October 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ www.facebook.com https://www.facebook.com/photo.php?fbid=1830557987223691&set=a.1830557950557028.1073741829.100008085214052&type=3&theater. Soo qaatay 29 October 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.iamcairo.com/egyptian-cinderella. Soo qaatay 31 October 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedbbc
- ↑ elcinema.com https://www.elcinema.com/en/person/1097577/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)